Weerar Bambaano oo lagu qaaday guri lagu caweeyo oo kuyaala Muqdisho

Weerar bambaano ayaa xalay lagu qaaday guri la sheegay in lagu caweeyo oo kuyaala xaafada Fagax ee degmada Yaqshiid , waxaana weerarkan khasaaro uu kasoo gaaray qaar kamid ah dadkii gurigaasi ku sugnaa. Kooxo aan la garan ayaa la sheegay in xalay bambaano ku tuureen guriga ku yaala degmada Fagax, waxaana goobtaasi si deg deg … Continue reading Weerar Bambaano oo lagu qaaday guri lagu caweeyo oo kuyaala Muqdisho